93+ Erayo kaftan iyo qosol leh better to you
Kaftanka iyo qosolku waa dawada ugu wanaagsan. Noolashuna marna waa xikmad-hadal marna waa xaraabo-hadal. Kaftan iyo qosol waa mid kamida dareenada ugu xooga badan. ee keena farxada iyo daganaanshaha. hadaba waxaan halkan sagaal.com kugula-wadaagayaa hadalo kaftan iyo qosol ah. kuwooda ugu xaraabada badan. hadaad dhamaysato akhrinta qoraalkan. in-badan ayaad qosli doontaa. faa’idada kaftan iyo qosol