123 Erayo jaceyl oo shukaansi iyo macaan ah better
Inaad hesho erayada jaceylka ee ugu haboon. Iyo inaad muujiso sidaad u danaynayso qofkas aad jeceshahay. Waxay noqon kartaa mid adag mararka qaar. Hadaad rabto erayo jaceyl oo xul ah. Ood u isticmaasho habab kala-duwan. Waxaan maqaalkan kugu soo-aruurinay, erayo jaceyl ah. Oo ku haboon rabitaankaada. Gabadhaadu waa inaad dareensiisaa, inaad jeceshahay. Mana-jiro hab ka-wanaagsan,