fbpx

Isbuuca koowaad ee uurka iyo astaamaha lagu garto better

isbuuca koowaad ee uurka.

Gabadh kasta farxadeeda waxay bilaabantaa. marka loo sheego iney leedahay uur, laakin maxaad ku ogaan kartaa. Waxaa jira calaamado lagu ogaan karo, isbuuca koowaad ee uurka. Hadaad isku aragto calaamadahan uur ayaad leedahay Uurku wuxuu dhashaa markay kulmaan, biyaha raga ka imaada. iyo ukxanta haweenka ka imaata. Waxaana jira astaamo iyo calaamado lagu garto inay

8 The biggest secret to dating women better to know

The biggest secret to "dating women"

Have you ever wondered why some women go after men who don’t treat them well? If you think the answer is money and beauty, they have ragas. You don’t have the right answer. The secret is understanding the process of dating women. There are many handsome men who can’t find a wife, and many who

8 Sirta shukaansiga dumarka | better for you

8 Sirta ugu weyn shukaansiga dumarka

Waligaa maad is-waydiisay sababta dumarka qaar, u daba-cararaan raga aan ula-dhaqmin sida wanaagsan. Hadaad moodeyso jawaabtu iney tahay lacag iyo qurux iney leeyihiin ragaas. Jawaab saxan ma-haysid. Sirtu waa fahanka habka shukaansiga dumarka. Waxaa jira rag qurux badan oo hadan naag heli Karin. iyo kuwo badan oo lacag leh, oo lacagta laga qaado la-siiyo rag

600 magacyada gabdhaha ugu shidan better for you

600 MAGACYADA GABDHAHA SOOMAALIDA

Sooma fiicna inaad garanayso macnaha magacaada. iyo magacaad u bixin lahayd ilmahaada. Hadaad rabto inaad ilmahaada u bixiso. magac qurux badan, oo soo-jiidashana leh. Waxaan maqaalkan idinku soo aruurinay. Magacyada gabdhaha somaalida iyo wiilasha, oo xul ah. Waxaa wanaagsan, markaad ubadkaada ubixinayso magac. inaad si fiican uga fiirsato. Waxaa jira xadiith nabiga laga wariyay oo

Sidee loogu abuuraa wiil jaceyl better?

wiil jaceyl

Way sahlan tahay inaad wiil jaceyl ku abuurto. Laakin su’aashu waxaa weeyo, sidee iyo qaabkee ayaa wiil jaceyl loogu abuuraa. Muhiim maaha inaad badasho shaqsiyadaada, si-aad wiil jaceyl ugu abuurto. Waxaad u baahan tahay oo kaliya, inaad fahanto. Habka loola-macaamilo wiilasha, iyo sidaad u isticmaali lahayd xeeladahan. Runtu waxaa weeyo, ragu waa noole sahlan. Umana

Dhibaatooyinka guurka ninka kaa yar 7 caqabad better

Dhibaatooyinka guurka ninka kaa yar 7 caqabad better

Inaad guursato nin kaa-yar sanado, waxay noqon kartaa mid xiiso badan. Waan ognahay dhamaanteen, ineyna ahayn wax lala-yaaba. In nin wayn uu guursado gabadh ka-yar sanado. Laakin sidaas cagsigeeda markay noqoto, wuu ka duwan yahay guurka. Soomaha? Khalad ha ii fahmin, way jiraan waxyaabo xiiso leh. ooy leedahay inaad guursato, qof da’diisu yartahay. Ood isku

49 erayo aad ku dhiirigalin karto ninkaada better

49 erayo aad ku dhiirigalin karto ninkaada better

Noolashu way adkaataa mararka-qaar. Dhamaanteena waan rabnaa, xoogaa dhiirigalin ah. Markuu ninkaada wakhti adag ku-jiro, erayo haboon ood ku dhahdo. Ayaa runti  ka caawin kara, inuu mar-kale ruuxdiisa qor u qaado. oo dhiirigalin dareemo. Waa muhiim inaad u muujiso, inaad garab u tahay. Iyo inaad ku kalsoon tahay, xaalad kasta oo uu wajahayo. Maqaalkan, waxaan

113+ Erayo macaan ood ku dhihi karto ninkaada better

Erayo macaan amaan ood ku dhihi karto ninkaada

Qofkaasta wuu jecel yahay, naxariista, amaanta iyo in lagu dhaho erayo soo jiidasho leh. Bal kawaran, maxaad dareentay marki ugu dambaysay, ee lagu amaanay? Waxaad dareemi Inaad isku-riyaaqdo, inaan lagaa-maarmin, inaad khaas tahay iyo in lagu ixtiraamo. Markuu qofaad jeceshahay erayo macaan kugu dhaho. Asagana waa inaad sidaas oo kale dareensiiso. Hadaba waxaan kula-wadaagaynaa, erayo

Waa maxay sababta ragu u xiiseeyaan dumarka gaaban | better

Waa maxay sababta ragu u xiiseeyaan dumarka gaaban | better

Inkastoo lagu kala duwan yahay shaqsiyan, sifooyinka wax lagu doorto. Hadana waxaa jira waxyaabo gaara, ooy raga badankoodu ka siman yihiin. Waxaa kamida dumarka gaaban, waa maxay sababta?. Wali maad is-waydiisay sababta raga qaar, u jecel yihiin dumarka gaa-gaaban. Qof-kasta dookhiisa gaarkaa ayuu leeyahay. Marka laga hadlayo waxyaabaha na soo-jiita. Hadana laakin ragga badankooda ayaa

7 sifo oo lagu garto ninka daacada ah | better

7 sifo oo lagu garto ninka daacada ah

Dhamaanteen waan ku-riyoonaa inaan helno jacayl dhaba, daacada oo adag. Waxaan rabnaa dhamaanteen, in nala-qadariyo, nala-qiimeeyo, oo waliba dareeno ammaan, xilliga xidhiidhka. hadaba waa kuwan astaamaha ninka daacada ah. Waxaan danaynaa inaan ogaano, qofka aan noolasha la-qaybsanayno, inuu yahay, mid markasta na-garab-istaaga. Hadal kaliya maaha, ee ficilna nagu tusa. Waxaan jecel-nahay inaan ogaano, dareenkooda iyo

Verified by MonsterInsights