Calaamadaha dhiig karka iyo sida loo daweeyo better
Cudurkan wuxuu saamayay wax ka badan 1.3 billion oo qof oo daafaha dunida jooga. waana halista ugu badan ooy dadku u dhintaan. Cilmi baadhis la sameeyay ayaa lagu cadeeyay in 29.2% raga aduunka la nool yihiin cudurkan. halka 24.8% dumarka aduunka ay nool yihiin cudurkan. 58.8 malyan oo qof ayaa u dhintay cudurkan, sanadki 2014