fbpx

Waa maxay sababta ragu u xiiseeyaan dumarka gaaban | better

Waa maxay sababta ragu u xiiseeyaan dumarka gaaban | better

Inkastoo lagu kala duwan yahay shaqsiyan, sifooyinka wax lagu doorto. Hadana waxaa jira waxyaabo gaara, ooy raga badankoodu ka siman yihiin. Waxaa kamida dumarka gaaban, waa maxay sababta?. Wali maad is-waydiisay sababta raga qaar, u jecel yihiin dumarka gaa-gaaban. Qof-kasta dookhiisa gaarkaa ayuu leeyahay. Marka laga hadlayo waxyaabaha na soo-jiita. Hadana laakin ragga badankooda ayaa

Lamaanahaada 8-dan wax waligaa haka qarinin | better

Lamaanahaada 8-dan wax waligaa haka qarinin | better

Xidhiidhka waxaa lagu dhisaa is-aaminaad. Xataa wax-yar ayaa burburin kara, kalsoonida lamaanahaada. Taasoo keeni karta, in wakhti badan ay kaa qaadato. Dib u soo-dhiska kalsoonida xidhiidhkiina, haday burburto. Dadka qaar waxay moodaan, iney caadi tahay, lamaanahaada been yar inaad u sheegi karto. Si ay farxooda u ilaaliyaan. Laakin, waxay ogayn waxaa weeyo. Halkay moodayaan iney

Dumarka iyo 10 sirood ooy raga ka qariyaan | better

Dumarka iyo 10 sirood ooy raga ka qariyaan | better

Maadaama ay dhahaan, way adag tahay in la-fahmo dumarka. Hadana waxaa jira waxyaabo gaara, ooyna marnaba dumarku cidna u sheegin. Waa siro ayna marnaba fahmaynin ragu, waliba markay noqoto xidhiidh. Dumarka waxay kula-wadaagaan waxyaabo badan. Laakin marnaba sirahan kuuma sheegayaan. Soomaalidu waxay ku maah-maahaan, sir naageed lagama sal-gaadho. Sidaas darteed raga badankooda, aqoon badan uma

Jacaylka beentaa iyo 7 calaamadood oo lagu garto | better

Jacaylka beentaa iyo 7 calaamadood oo ku garan karto | better

Wax ka wanaagsan, oo ka qurux badan ma-jirto, jacaylka iyo xidhiidhka wanaagsan. Ee dhabtaa, ee u-dhaxeeya labada qof ee lamaanahaa. Laakin lamaanaha oo dhan, jacaylka iyo xidhiidhka ka-dhaxeeyo, maaha mid dhaba. Dadka qaar xidhiidhkoodu waa been, waxaad moodaa inuu jacaylka dhab ka-yahay. Laakin markaad u-fiirsato, waa mid beena. Hadaba sideed ku ogaan kartaa, inaad ku-jirto

Khayaanada dumar iyo 14 calaamadood oo lagu garto | better

Khayaanada dumar iyo 14 calaamadood oo lagu garto | better

Markasta, samaynta khayaanada waxay saamayn-xun oo qoto-dheer ku yeelataa, noolasha lamaanaha. Khayaanada badanaa, waa ficil raga ku badan. laakin xaqiiqadu waxaa weeyo, in dumarka laftooda. ay noqon karaan kuwo aan daacad ahayn. Waxay dareemayso iyo kalsooni laa’aanta, ay ku qabto ninkeeda darteed. waxaa jira dhawr-sababood oo keeni kara, in gabadhu samayso khayaanada. Inkastoo lagu kala

Faa’idooyinka ay leedahay askaabulanimada | better

Faa'idooyinka ay leedahay askaabulanimada

Inaad yeelato xidhiidh wanaagsan. oo hagaajinaya qiimahaada noolasha, waa wuxuu doonayo inuu helo qof kasta. Laakin, xidhiidhku mararka-qaar wuxuu noqon karaa. mid suna oo khatar ku ah, hormarkaada noolasha. Maaha waxaan ku-talinayno askaabulanimada. Laakin waayahan-dambe, waxaa kordhaya, dadka raba iney askaabulo noqdaan. Ama ineyna guursanin, ayagoo dad’doodu yar tahay. Xaqiiqada waxaa weeyo, markaa tahay askaabulo,

Astaamaha lagu garto gabadha daacada ah | better

astaamaha "gabadha daacada ah" ogow

Daacadnimadu waa wax qof-kasta uu rabo xilliga xidhiidhka. Waa astaan keenaysa inaad ammaan ku dareento xidhiidhkaada. iyo in qofka lamaanahaada ah, garab kuu noqonayo xaalad-kasta Waa mid kamida tiirasha ugu muhiimsan ee xidhiidhka ka-dhigaya. mid adag, caafimad-qaba, oo waara wakhti badan. hadaad hesho gabadha daacada ah. Laakin sidee ku ogaan kartaa in gabadha aad shukaansato

Way ku-jeclaan hadaad sidan u samayso | very great

Way ku-jeclaan hadaad sidan u samayso

Hadaad fahanto dabeecadaha bani’adamka, uma baahnid inaad isku-mashquuliso. sidaad gabadh jacayl ugu abuuri lahayd. Waxaad u baahan tahay oo kaliya, inaad ogato meelaha ay ka jilicsan tahay. Markaan leenahay meelaha ay ka-jilcan tahay kama wadno inaad samayso wax-xun. Waxaan ka hadlayno waa waxyaabaha muhiimkaa ee dumarku u hayaan dareenka xooga badan. Waxaa kamida waxyaabahan, ballanata

Quruxda dumarka calaamadaha lagu garto better

sifooyinka quruxda dumarka naagta quruxda badan

Markaad ka fikirayso gabadha quruxda badan. waxaa maskaxdaada ku soo dhacaysa, jidhkeeda, qurxda wajigeeda. Laakin waxaa jirta noocyo badan oo quruxda kamida oo ishu qabanin. oo quruxda dumarka lagu garto. Si guud, Quruxdu waa sadex wax oo laysku-daray Hadaba quruxda dhabta ah, waa mida gudaha. Sida qaabka shaqsiyadaada ay tahay. Sidaad ula dhaqanto dadka kale.

waa maxay sababta – inaan single noqdo ayaan rabaa better

waa maxay sababta askaabulo?

Markuu qofku askaabulo yahay waxa ugu badan ee uu ka fikiro waa siduu u samaysan lahaa xidhiidh. Laakin kawaran markaad yeelato xidhiidh. hadana hadaad dareento inaad rabto inaad noqoto single mar-kale. waa maxay sababta Waxaad dareemi doontaa cabsi iyo walwal badan. hadaadan garanaynin sababta aad u rabto inaad noqoto askaabulo. Waxaa jira sababo yar-yar oo

Verified by MonsterInsights