Lamaanahaada 8-dan wax waligaa haka qarinin | better
Xidhiidhka waxaa lagu dhisaa is-aaminaad. Xataa wax-yar ayaa burburin kara, kalsoonida lamaanahaada. Taasoo keeni karta, in wakhti badan ay kaa qaadato. Dib u soo-dhiska kalsoonida xidhiidhkiina, haday burburto. Dadka qaar waxay moodaan, iney caadi tahay, lamaanahaada been yar inaad u sheegi karto. Si ay farxooda u ilaaliyaan. Laakin, waxay ogayn waxaa weeyo. Halkay moodayaan iney