fbpx

Habeenka arooska – talooyin ku anfacaya better for you

habeenka arooska ah maxaa la sameeyaa

Habeenka arooska waa habeenka koowaad ee wiil iyo gabadh ay kulmaan, ayagoo isku ah say iyo xaas. Waa habeenka ugu muhiimsan nolosha guurka, ee lamaanaha isku cusub. Waxayna bilaabayaan habeenka arooska nolol cusub. Habeenkan maaha mid caadiya, waxaadna dareemi doontaa daganaansho la’aan. gabadhuna waxay si gaar ah u dareemi doontaa. Dumarku ma halmaamaan marka ugu

Astaamaha qofka ku jecel lagu garto 13 better

astaamaha qofka ku jecel lagu garto

Inaad ogaato in qof ku jecel yahay iyo in kale, waa wax aad u fudud. waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad ogaato calaamahadan. Calaamahadan waa kuwo qofka ku jecel uu muujiyo, isagoon iska war-haynin. waxayna kaa caawinayaan inaad ogaato qofka inuu ku jecel yahay in kale. waxaa macquul ah qofka asagoo ku jecel, inuuna

Erayo raali galin ah qof aad jeceshahay better

Sidee loo raali galiyaa qofka aad jeceshahay?

Raali galintu waa muhiim. waxayna fure u tahay hagaajinta xiirirka aad la leedahay bulshda oo dhan. Waxaan kula wadaagayaa Erayo raali galin ah ood ku dhihi karto qofka aad jeceshay. hadaad khalad ka gashay. Midna ogow, hadaad qof khalad ka gasho raali galintu waa waajib. qofkaad khaladka ka gashay wuxuu noqon karaa. Waa ficil yar

Shukaansi qof kugu cusub – 7 xeeladood better for us

Shukaansi qof kugu cusub

Bilowga wada-sheekaysiga wanaagsan. waa suaalo iyo mawduucyo dhalin kara, inaad qofka sheekooyin macno iswaydaarsataan. Waana habka ugu fiican eed kula bilaabi karto shukaansi qof kugu cusub. waayo waxay kaa caawinayaan inaad dareemin qajilaada. Iyo inaad si wacan qofka u baratid. Waxaan maanta ku barayaa, tusaalooyin iyo habab cajiib ah. oo kaa caawinaya inaad qof la

Maanso jacayl oo aad u macaan better for us

waa maxay maanso jacayl?

Dadku noocyo badan ayey u cabiraan jacaylka. Hadaad tahay dadka jecel murtida iyo suugaanta. waxaan kuu soo xulnay maansooyin jacayl oo macaan. Haduu jacaylkaada xiiseeyo suugaanta, waxaad u diri kartaa maanso jacayl oo macaan. Waa hab fudud ood qofka ugucabiri karto jacaylkaada. Waa maxay maanso? Maansadu waa nooc kamida suugaanta soomaalida. Waxaana maansada kasii farcama,

Dhambaal jaceyl oo soo jiidasho leh – better

dhambaal jaceyl oo xiiso leh

Waxaad in badan garan la’ayd sida jacaylkaada loogu qoro  warqad jaceyl ah, oo waliba xiiso badan. dareenka aad u haysana aad ku muujineyso. Dabcan markuu jaceyl kugu dhaco, waxaad markasta ka fikiraysaa qofkaad jeclaatay. Mana aha wax lala yaabo inuu jaceyl kugu dhaco. iyo inaad lamaanahaada u qorto dhambaal jaceyl oo xiiso badan. Hadaba sidaad

Subax wanaagsan – erayo romantic ah better for you

Subax wanaagsan – erayo romantic ah

markaad u dirto fariin qofkaad jeceshahay. wuxuu dareemayaa inaad qadarinayso oo uu agtaada ku wayn yahay. Hadaba tus lamaanahaada inuu agtaada ku weyn yahay, oo u dir fariimo jaceyl ah. siiba kuwo subax wanaagsan ah oo soo jiidasho leh. Sidoo kale fariimahan waxaad u diri kartaa qof kasta oo kugu weyn. Sida asxaabtaada, jaceylkaada, iyo

Habeen wanaagsan – erayo naxariis badan better

erayo jaceyk habeen wanaagsan

Maad rabtaa inaad ku abuurto xiiso aan dhamaad lahayn, qofka aad jeceshahay. Hubaal hadaad u qorto fariimahan hoos ku qoran, aad ayuu kuu xiisayn doonaa. Waa erayo shucuur badan oo habeen wanaagsan ah. oo ku qasbaya inuu kaa fikiro adiga oo kaliya markuu seexanayo.  Xidhiidhada guuleysta waxay u baahan yihiin dadaal iyo danayn. Hadaba lamaanahaada

Gabay jacayl – waa maxay gabay somali qoraal ah better

gabay jacayl

Gabaygu waa habka ugu cajiibsan ee soomaalidu ku wadaagi jireen. Xogaha, dhacdooyinka, iyo waahaya noloshooda. Wuxuu xambaarsan yahay taariikhda umada somalida. waxaana loo isticmaali jirey, inuu gabay jacayl ama gabay sarbeeb ah. Waa maxay gabay? Gabaygu waa hadal murtiyeed taxan, oo ka kooban baydad isku xidhan. Oo leh qaafiyad iyo miisaan ka dhaxeeya. Gabaygu waxaa

jaceylka dhabta ah iyo astaamaha lagu garto better

astaamaha lagu garto jaceylka dhabta ah

jaceylku waa dareen farxad leh, dhinac kasta. Jaceylka dhabta ah maaha sidaad dareemayso. Ama sidaad u aragto, qofka uu kaala dhaxeeyo xiriirka. Waxaa jira calaamado iyo astaamo muhiima, oo lagu garto jaceylka dhabta ah. Waxaana kamida astaamahaas. Jacaylka runta ah, waa sida dhabta ah eed ula dhaqanto lamaanahaada. Waa maxay jaceylka dhabta ah? Sidee loo

Verified by MonsterInsights