fbpx

Gabadha Maxay ugu cel-celisa magacaada in-badan | better

Maxay gabadha ugu cel-celisa magacaada in-badan | better

Markay gabadha, magacaada ku cel-celiso marar badan, markay hadlayso. Badanaa waa tilmaan sheegaysa, iney kuu hayso dareen gooniya. Waxay noqon kartaa iney ku xiisaynayso gabadha, ku ixtiraamayso. ama wax ka-duwan intaasba ayey noqon kastaa. Waa arrin muhiima, oo u baahan inaad ka-fiirsato. Waxaan kula-wadaagayaa, 8 arrimood oo keenaya, iney gabadha magacaada ku cel-celiso in-badan. iyo

Astaamaha lagu garto gabadha daacada ah | better

astaamaha "gabadha daacada ah" ogow

Daacadnimadu waa wax qof-kasta uu rabo xilliga xidhiidhka. Waa astaan keenaysa inaad ammaan ku dareento xidhiidhkaada. iyo in qofka lamaanahaada ah, garab kuu noqonayo xaalad-kasta Waa mid kamida tiirasha ugu muhiimsan ee xidhiidhka ka-dhigaya. mid adag, caafimad-qaba, oo waara wakhti badan. hadaad hesho gabadha daacada ah. Laakin sidee ku ogaan kartaa in gabadha aad shukaansato

6-da Nooc ee loo-qaybiyo raga, Adigu midkee tahay | better

6-da Nooc ee loo-qaybiyo raga, Adigu midkee tahay

Dhamaanteen waan ognahay, inuu qofkasta ka-duwan yahay qofka kale. Culimada cilmi-nafsigu, waxay sheegeen iney jiraan waxyaabo aynan ka-sinayn. Waxaa kamida sidaan u dhaqano iyo waxyaabahaan ku kala-duwanahay. Waxyaabahan oo aan ugu yeedhno“noocyada shaqsiyada”. siday u kala-duwan yihiin dharka aan xidhano! sida surwaalka, shaadhka, iyo funaanadaha. Sidaas oo kale ayey shaqsiyada raga u kala-duwan tahay. Waa

Maxay ragga qaar ugu dhaqmaan sida caruurta | better

Maxay ragga qaar ugu dhaqmaan sida caruurta

Markaan u fiirsano dadka nagu xeeran. waxaan ka filaynaa kuwa qan-aadhka ah, iney u dhaqmaan Laakin waxaa dhacda mararka qaar. raga qaar ineyna u dhaqmin sida qof qan-gaadha. taas badalkeeda waxay u dhaqmayaan, qaab ku xasuusinaya caruurnimadaadi Arrintan waxay kugu keenaysaa mararka qaar yaab iyo amakaak. Hadaba maxay raga qaar ugu dhaqmaan sida caruurta Marka

Verified by MonsterInsights