fbpx

Telefoonka markay ka-qaban waydo gabadha Maxay ragu ku fikiraan | better

Maxay ragu ku fikiraan markay gabadha ka-qaban waydo telefoonka

Inta badan way dhacdaa arintan oo kale. waxaa laga yaabaa telefoonkaada oo dhacaya inaadan qabanin. Sababo jira awgood. Waxaa laga yaabaa inaad shir ku-jirto, suuli ku-jirto. ama aadan rabin inaad la-hadasho qofkaas. Laakin muxuu dareemayaa qofki kale. Siiba ragu maxay ku fikiraan, markay gabadha ka qaban waydo telefoonka. Waa dabeecada basharka, inuu qofku yaabo ama

Maxay ragga qaar ugu dhaqmaan sida caruurta | better

Maxay ragga qaar ugu dhaqmaan sida caruurta

Markaan u fiirsano dadka nagu xeeran. waxaan ka filaynaa kuwa qan-aadhka ah, iney u dhaqmaan Laakin waxaa dhacda mararka qaar. raga qaar ineyna u dhaqmin sida qof qan-gaadha. taas badalkeeda waxay u dhaqmayaan, qaab ku xasuusinaya caruurnimadaadi Arrintan waxay kugu keenaysaa mararka qaar yaab iyo amakaak. Hadaba maxay raga qaar ugu dhaqmaan sida caruurta Marka

Muxuu ninku u fiiriyaa dumarka wadada | better

Muxuu ninku u fiiriyaa dumarka wadada

Waxaa laga yaabaa inay qoftiisu tahay. mid aad qurux badan oo akhlaaq fiicana leh. hadana waxaad arkaysaa ninki oo fiirinaya dumarka kale. Horta ninku inuu mar eego naagaha kale oo uu u riyaaqo quruxdooda, waa wax dabiici ah. laakin dhibku wuxuu billowdaa, markuu ninku in-badan eeg-eego hawwenka. Asagoo waliba laga yaabo iney la-joogto xaaskiisa ama

Sababaha keena iney burburaan badanaa xidhiidhada jacaylka | better

Sababaha keena iney burburaan badanaa xidhiidhada jacaylka

Waa arrin jirta, in xidhiidhadu ku billowdaan xiiso badan iyo ujeedo. laakin badankooda si-dhakhso ah ayey u burburaan, arrimo soo wajahay dartood. Hadii aad ku dhibban tahay xidhiidhkaada ama aad ku cajistay. waxaan kula wadaagayaa, arrimaha keena iney burburaan badi xidhiidhada jacaylka bilowgaba. Waxaan rajaynayaa inaad iska-ilaalin doonto sababahan. si uu u noqdo xidhiidhkaada mid

Verified by MonsterInsights