fbpx

Aamusnaanta iyo faa’iidooyinka ay leedahay better

aamusnaanta iyo faa'iidooyinka ay leedahay

Aamusnaantu waa xikmad iyo awood, waana habka ugu wanaagsan ee loogu jawaab celiso. hadalada iyo erayada aadan jeclaysanin. Aamusnaanta waxay kaa dhigaysaa qof u muuqa, mid awood badan. waxaad noqon qof tix-galin badan loo muujiyo oona loola imaamin ficilada qaar. Qaybaha qoraalka Waa maxay aamusnaanta in? Aamusnaantu waa ka joogista hadal inaad dhahdo, kaas ood

Ardayga wanaagsan iyo astaamaha uu leeyahay better

waa maxay Ardayga wanaagsan sifooyinka uu leeyahay

Maad tahay arday, maad doonaysaa inaad noqoto arday wanaagsan oo rumeeya hadafkiisa nolosha. Waxaan kula wadaagayaa sidaad ku noqon lahayd ardayga wanaagsan ee guulaystay. Ardaynimadu way adag tahay, waxayna kaaga baahan tahay dulqaad. iyo karti badan inaad muujiso. Ardaygu waa qofka taga goobaha wax lagu barto sida. Dugsiyada. Macadyada. Jaamacadaha. Kooleejyada iwm. Hadaad tahay arday

Calaamadaha dhiig karka iyo sida loo daweeyo better

Calaamadaha dhiig karka iyo sida loo daweeyo

Cudurkan wuxuu saamayay wax ka badan 1.3 billion oo qof oo daafaha dunida jooga. waana halista ugu badan ooy dadku u dhintaan. Cilmi baadhis la sameeyay ayaa lagu cadeeyay in 29.2% raga aduunka la nool yihiin cudurkan. halka 24.8% dumarka aduunka ay nool yihiin cudurkan. 58.8 malyan oo qof ayaa u dhintay cudurkan, sanadki 2014

Xijaabka dumarka – waa maxay ujeedada loo xidho better

Xijaabka dumarka – waa maxay ujeedada loo xidho

Xijaabku waa maro astaan u ah dumarka islaamka. alle ayaana ku waajibiyay iney xidhato gabadha muslimada ah. Hadaba wali maad is waydiisay, waa maxay ujeedada xijaabka dumarka u xidhaan. iyo ahmiyada uu leeyahay. Qaybaha qoraalka Waa maxay xijaab? Macnaha erayga xijaab waa asturnaan. Xijaabku wuxuu kamid yahay dharka khaaska u ah dumarka muslimiinta. Inaad xidhato

Bisha ramadaan – faa’iidooyinka soonka better

Bisha ramadaan iyo faa'iidooyinka soonka

Bisha soonka waxay leedahay fadli aad u badan. waana fursad sanadki hal mar soo marta dadka muslimiinta ah. Diinteena islaamka bisha ramadaan aad ayey u karaamaysay. waxayna ku jirtaa boos aad u wayn. Qodobada maqaalka sidoo kale akhriso waa maxay shuruudaha salaada lagu aqbalo sheekh mustafe waa sheekha ugu saamaynta badan su’aalo iyo jawaabo aqoon

Sidee miisaanka loo dhimaa – si deg deg ah better

sidee miisaanka loo dhimaa?

Adigu maad kamid tahay dadka ku dhiban cayilka, maad doonaysaa inaad yarayso miisaankaada. Waxaan kula wadaagayaa talaabooyin kaa caawinaya, inaad yarayso culayskaada. hadaba sidee miisaanka loo dhimaa? Qaybaha qoraalka Sidee miisaanka loo dhimaa? Waa mid kamida su’aalaha ugu badan ee laga raadiyo internet-ka. dad badan ayaana ku hamiya iney maalin ku guulaystaan dhimista culayskooda. Adigu

Guusha nolosha wadada loo maro better

guusha nolosha wadada loo maro

Dhamaanteen waxaan jecel nahay inaan ku noolaano nolol macaan. waxaan ku haminaa sidaan u noqon lahayn dad guulaysta. Adigu maad kamid tahay dadka doonaya iney ogaadaan wadada guusha nolosha loo maro? Hadey jawaabtaadu haa tahay, qoraalkan adiguu ku quseeyaa. Waxaan kula wadaagaynaa habkaad ku gaadhi lahayd guusha aad doonayso. iyo wadaada aad u mari lahayd.

Habeenka arooska – talooyin ku anfacaya better for you

habeenka arooska ah maxaa la sameeyaa

Habeenka arooska waa habeenka koowaad ee wiil iyo gabadh ay kulmaan, ayagoo isku ah say iyo xaas. Waa habeenka ugu muhiimsan nolosha guurka, ee lamaanaha isku cusub. Waxayna bilaabayaan habeenka arooska nolol cusub. Habeenkan maaha mid caadiya, waxaadna dareemi doontaa daganaansho la’aan. gabadhuna waxay si gaar ah u dareemi doontaa. Dumarku ma halmaamaan marka ugu

Calaamadaha gaaska lagu garto iyo daawadiisa better

calaamadaha gaaska lagu garto

Gaasku waa cudur ku dhaca uur-ku-jirta qofka, wuxuuna khalkhal ku sameeyaa dheef-shiidka caloosha. Waxaa jira dad badan oo soomaali ah oo la-dhiban xanuunka gaaska. Waxaana kamid ah calaamadaha gaaska lagu garto inaad caloosha ka dareento qoraalkan waxaan uga jawaabaynaa dhamaan su’aalahan hoos ku xusan. sidoo kale akhri: talooyin wanaagsan oo dhisaya noloshaada dhibaatada siigada iyo

Dhibaatada siigada sida ugu fudud ee loo joojiyo better

dhibaatada siigada

Dhibaatada ugu wayn ay siigadu raga ka dhaxlaan,. waxaa kamida dhibatada ay jirkooda u gaystaan. Dhalinyarada qaar naftooda waxaa halaagtay siigada. waxaana kula wadagaayaa qoraal kuu iftiiminaya dhibaatada siigada. Maqaalkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay waa maxay siigada? siigadu waa inuu qofku iska keeno biyo, asagoo ku ciyaaraya xubintiisa taranka. Waana caado aan u fiicnayn

Verified by MonsterInsights