fbpx

Waa maxay kalsooni? Baro sida loo dhiso kalsoonida better

Waa maxay kalsooni? Baro sida loo dhiso kalsoonida

Kalsoonidu waa aaminaada aad ku qabto naftaada, kartidaada iyo aqoontaada. Waa aaminaada aad ku qabto shay, ama qof kale. Hadaba waligaa maad is waydiisay su’aasha ah. Waa maxay kalsooni? Calaamadaha lagu garto kalsoonida. Noocyada kalsoonida, iyo faa’iidada ay leedahay kalsoonida. Waa maxay kalsooni? Kalsoonida nafta waa mid kamida waxyaabaha aan sida cad loo qeexi Karin.

Saaxiibka Wanaagsan – Astaamaha lagu garto better

astaamaha saaxiibka wanaagsan lagu garto

Intaad noshoahay, saaxiibadu way imaan wayna tagayaan. Muhiimadu maaha inaad sanado badan saaxiibo ahaataan. Ee waa in qofkaas saaxiibkaa ah, noloshadaa wax wanagaasan ku soo kordhiyo. maad ogtahay haduu qofku leeyahay, saaxiibka wanaagsan ee nolosha. waxaa korodha farxada nolosha iyo badqabkiisa. Waa maxay saaxiib? Macnaha Saaxiibtinimadu waa iska war-hayn, waa isku kalsoonaan iyo is aaminaad.

Hadafka Nolosha- 15+ Baro Sirta Guusha Nolosha better

Hadafka Nolosha- 15+ Baro Sirta

Dadka badankooda waxay leeyihiin hadafyo. Ay rabaan iney xaqiijiyaan. Iyo waxay rabaan iney noqdaan mustaqbalka. Hadaba mararka qaar, way adkaan kartaa. Inaad samaysato hadafka nolosha, aad doonayso inaad gaadho. Waxaad garan waayi kartaa, meeshaad ka bilaabi lahayd. Iyo sidaad ku dooran lahayd hadafka nolosha, aad rabto inaad xaqiijiso. Laakin hadaad si fiican u akhriso qormadan,

37 sheeko qosol badan qoraal better

37 sheeko qosol badan qoraal

maqaalkeena maanta waxaan kugula-wadaagayaa sheekoooyin qosol badan oo xul ah. gaar ahaan kuwo gaaban, sheeko cusub iyo sheeko jaceyl ku saabsan. qoraalkeena maanta sheeko qosol badan oo kaliya maaha. waxaa sidoo kale kamida sheekooyin xikmad badan leh. soomaalidu aad ayey u xiiseeyaan sheekooyinka qosolka badan. sidaas darteed waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa. sheekooyin qosol badan

500+ Maahmaahyo cusub oo xikmad leh better

500+ Maahmaahyo cusub oo xikmad leh

Bulshada aduunka ku nool oo dhan waxay leeyihiin murti iyo mahmaahyo. Soomaaliduna waxay leeyihiin sidaas oo kale maahmaahyo, xikmado iyo murti. waxaan maanta idinla-wadaageynaa mahmaahyo cusub oo xikmado leh. kuwaas oon soo xulnay. waa maxay maahmaah? Mahmaahdu waa hadal gaaban, oo murti badan xambaarsan. waa suugaan, aan la-kala-lahayn. waxay tilmaantaa noolasha umada leh maahmaahdaas. iyo

170+ Oraahyo xikmad leh oo cajiib ah better

Oraahyo xikmad leh oo cajiib ah

Dhamaan oraahyadan, waa hadaladi laga qoray dadki ugu saamaynta badnaa aduunka. waana oraahyo muhiima oo u baahan inaad akhriso, si aad u dhaqaaqdo. inaad akhrido oraahyo xikmadaysan, waxaad ka faa’idaysaa dhiiranaan. iyo awood aad ku dhaqaajisonaftaada. 174 oraahyo cajiib ah oo noloshaada wax badan ka-badali doona oraahyo nolosha sidoo akhri: sidee loo noqdaa qof furfuran?

143 xikmado cajiib ah- xikmad gaaban better

xikmado cajiib ah oo macaan oo qiimo badan

Mararka qaar noloshaada waxaa saamayn karta. Ama badali karta, hal xikmad oo fahantay. Waayo ximkad kasta waa jumlo yar, oo soo koobayso waayaha uu noolaa qofkaas. Inaad akhrisato xikmado cajiib ah waxay kaa-caawinaysaa. inaad ka badbaado khaladaadka ay sameeyeen dadkaas. 143 xikmado cajiib ah. maqaalkeena maanta, waxaan idin soo-xulnay 143 xikmadood oo cajiib ah Hadalo

Nin-rageed ma tihid hadii aadan lahayn xirfadahan | better

Nin-rageed ma tihid hadii aadan lahayn xirfadahan

Waayaha noolashu way is-bad-badalaan markasta. Laakin waxaa jira arrimo gaar ah oo aan marnaba is-badalaynin. Ninka raga ah waa inuu maarayn karo noolashiisa, marxalad-kasta oo uu ku sugan yahay. Waxaana jira xirfado ay tahay inuu yeesho ninku. xaalad-kasta oo uu ku-jiro. waa astaamaha nin-rageed uu leeyahay. Waxaa lagu jiraa wakhti nimanka daciifka ah la-aaminsiiyay in

Verified by MonsterInsights