fbpx

Gabay jacayl – waa maxay gabay somali qoraal ah better

gabay jacayl

Gabaygu waa habka ugu cajiibsan ee soomaalidu ku wadaagi jireen. Xogaha, dhacdooyinka, iyo waahaya noloshooda. Wuxuu xambaarsan yahay taariikhda umada somalida. waxaana loo isticmaali jirey, inuu gabay jacayl ama gabay sarbeeb ah. Waa maxay gabay? Gabaygu waa hadal murtiyeed taxan, oo ka kooban baydad isku xidhan. Oo leh qaafiyad iyo miisaan ka dhaxeeya. Gabaygu waxaa

Cilmi nafsiga – waxa qofka qalbigiisa kujira better

waa maxay cilmi nafsigu

Sidee ku ogaan kartaa waxa kujira qofka qalbigiisa. Ama sidee u akhrin kartaa xaalada uu ku sugan yahay qofka. Marka ugu horeysa ee qof kulantaan, magaranaysid nooca uu yahay qofkaas. Sida dabeecadihiisa. Qoraalkan waxaan kugula wadagaayaa. cilmi nafsiga aad ku ogaan karto qofkaas marxaladiisa, iyo waxa kujira uurkiisa. Waa maxay cilmi nafsigu? Cilmi nafsigu waa

Waa maxay kalsooni? Baro sida loo dhiso kalsoonida better

Waa maxay kalsooni? Baro sida loo dhiso kalsoonida

Kalsoonidu waa aaminaada aad ku qabto naftaada, kartidaada iyo aqoontaada. Waa aaminaada aad ku qabto shay, ama qof kale. Hadaba waligaa maad is waydiisay su’aasha ah. Waa maxay kalsooni? Calaamadaha lagu garto kalsoonida. Noocyada kalsoonida, iyo faa’iidada ay leedahay kalsoonida. Waa maxay kalsooni? Kalsoonida nafta waa mid kamida waxyaabaha aan sida cad loo qeexi Karin.

Saaxiibka Wanaagsan – Astaamaha lagu garto better

astaamaha saaxiibka wanaagsan lagu garto

Intaad noshoahay, saaxiibadu way imaan wayna tagayaan. Muhiimadu maaha inaad sanado badan saaxiibo ahaataan. Ee waa in qofkaas saaxiibkaa ah, noloshadaa wax wanagaasan ku soo kordhiyo. maad ogtahay haduu qofku leeyahay, saaxiibka wanaagsan ee nolosha. waxaa korodha farxada nolosha iyo badqabkiisa. Waa maxay saaxiib? Macnaha Saaxiibtinimadu waa iska war-hayn, waa isku kalsoonaan iyo is aaminaad.

Hadafka Nolosha- 15+ Baro Sirta Guusha Nolosha better

Hadafka Nolosha- 15+ Baro Sirta

Dadka badankooda waxay leeyihiin hadafyo. Ay rabaan iney xaqiijiyaan. Iyo waxay rabaan iney noqdaan mustaqbalka. Hadaba mararka qaar, way adkaan kartaa. Inaad samaysato hadafka nolosha, aad doonayso inaad gaadho. Waxaad garan waayi kartaa, meeshaad ka bilaabi lahayd. Iyo sidaad ku dooran lahayd hadafka nolosha, aad rabto inaad xaqiijiso. Laakin hadaad si fiican u akhriso qormadan,

Qiso cajiib ah- 50+ qisooyin cusub better

Qiso cajiib ah- 50+ qisooyin cusub

inaad akhriso qisooyin cajiib ah maalin kasta. waxay kor u qaadaysaa fahankaada waayaha noolasha. muhiim ayeyna qofkasta u tahay inuu akhriyo qisooyin cajiib ah. haduuba helayo. markaad tahay qof kamida dadka akhriya qiso cajiib ah. waxaad ogaan in noolashan. waxkasta uu isbadali doono. hadaad xaalad xun ku-jirto waad ka baxi. hadaad xaalad dagan ku jirtayna

15+ waa maxay jacayl? qoraal macaan better for you

waa maxay jacayl? qoraal macaan

Jacaylku waa dareen isku-xidha labo qof. Waa dareen qoto-dheer oo ay dareemaan dadku. Qormadan waxaan uga jawaabeysaa, su’aasha ah. Waa maxay jaceyl? Iyo calaamada jaceylka dhabta ah. Iyo noocyada jaceylka. Qofkaad jeceshahay wuxuu noqon karaa. Saxiibkaa, walaalkaa, waalidkaada, awlaadaada iyo waxyaabo kale. Si-guud jaceylku waa dareen ka-dhasha, waxyaabaha na soojiita iyo waxyaabaha aan ka helno.

93+ Erayo kaftan iyo qosol leh better to you

93+ Erayo kaftan iyo qosol leh

Kaftanka iyo qosolku waa dawada ugu wanaagsan. Noolashuna marna waa xikmad-hadal marna waa xaraabo-hadal.  Kaftan iyo qosol waa mid kamida dareenada ugu xooga badan. ee keena farxada iyo daganaanshaha. hadaba waxaan halkan sagaal.com kugula-wadaagayaa hadalo kaftan iyo qosol ah. kuwooda ugu xaraabada badan. hadaad dhamaysato akhrinta qoraalkan. in-badan ayaad qosli doontaa. faa’idada kaftan iyo qosol

37 sheeko qosol badan qoraal better

37 sheeko qosol badan qoraal

maqaalkeena maanta waxaan kugula-wadaagayaa sheekoooyin qosol badan oo xul ah. gaar ahaan kuwo gaaban, sheeko cusub iyo sheeko jaceyl ku saabsan. qoraalkeena maanta sheeko qosol badan oo kaliya maaha. waxaa sidoo kale kamida sheekooyin xikmad badan leh. soomaalidu aad ayey u xiiseeyaan sheekooyinka qosolka badan. sidaas darteed waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa. sheekooyin qosol badan

500+ Maahmaahyo cusub oo xikmad leh better

500+ Maahmaahyo cusub oo xikmad leh

Bulshada aduunka ku nool oo dhan waxay leeyihiin murti iyo mahmaahyo. Soomaaliduna waxay leeyihiin sidaas oo kale maahmaahyo, xikmado iyo murti. waxaan maanta idinla-wadaageynaa mahmaahyo cusub oo xikmado leh. kuwaas oon soo xulnay. waa maxay maahmaah? Mahmaahdu waa hadal gaaban, oo murti badan xambaarsan. waa suugaan, aan la-kala-lahayn. waxay tilmaantaa noolasha umada leh maahmaahdaas. iyo

Verified by MonsterInsights