fbpx

Astaamaha qofka ku jecel lagu garto 13 better

astaamaha qofka ku jecel lagu garto

Inaad ogaato in qof ku jecel yahay iyo in kale, waa wax aad u fudud. waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad ogaato calaamahadan. Calaamahadan waa kuwo qofka ku jecel uu muujiyo, isagoon iska war-haynin. waxayna kaa caawinayaan inaad ogaato qofka inuu ku jecel yahay in kale. waxaa macquul ah qofka asagoo ku jecel, inuuna

Talooyin wanaagsan – oo dhisaya nolosha qofka 22 better

talooyin wanaagsan

Waxaan rabaa inaan kuula hadlo sida qof walaalkay oo kale ah. waayo dadka walaalaha ah waxay wadagaan, waxyaabo dadka kale ayna isla-wadaagin. Waxaan kula wadaagayaa talooyin wanaagsan, oo noloshaada waxtar badan u leh. Qofna kuma siin karo talooyin ka wanaagsan kuwan. Qodobada qoraalka Faa’iidada talooyinka wanaagsan Maxaad ka faaidaysaa hadaad akhriso ood qaadato talooyinka wanaagsan

Erayo raali galin ah qof aad jeceshahay better

Sidee loo raali galiyaa qofka aad jeceshahay?

Raali galintu waa muhiim. waxayna fure u tahay hagaajinta xiirirka aad la leedahay bulshda oo dhan. Waxaan kula wadaagayaa Erayo raali galin ah ood ku dhihi karto qofka aad jeceshay. hadaad khalad ka gashay. Midna ogow, hadaad qof khalad ka gasho raali galintu waa waajib. qofkaad khaladka ka gashay wuxuu noqon karaa. Waa ficil yar

Isbuuca koowaad ee uurka iyo astaamaha lagu garto better

isbuuca koowaad ee uurka.

Gabadh kasta farxadeeda waxay bilaabantaa. marka loo sheego iney leedahay uur, laakin maxaad ku ogaan kartaa. Waxaa jira calaamado lagu ogaan karo, isbuuca koowaad ee uurka. Hadaad isku aragto calaamadahan uur ayaad leedahay Uurku wuxuu dhashaa markay kulmaan, biyaha raga ka imaada. iyo ukxanta haweenka ka imaata. Waxaana jira astaamo iyo calaamado lagu garto inay

Shukaansi qof kugu cusub – 7 xeeladood better for us

Shukaansi qof kugu cusub

Bilowga wada-sheekaysiga wanaagsan. waa suaalo iyo mawduucyo dhalin kara, inaad qofka sheekooyin macno iswaydaarsataan. Waana habka ugu fiican eed kula bilaabi karto shukaansi qof kugu cusub. waayo waxay kaa caawinayaan inaad dareemin qajilaada. Iyo inaad si wacan qofka u baratid. Waxaan maanta ku barayaa, tusaalooyin iyo habab cajiib ah. oo kaa caawinaya inaad qof la

Maanso jacayl oo aad u macaan better for us

waa maxay maanso jacayl?

Dadku noocyo badan ayey u cabiraan jacaylka. Hadaad tahay dadka jecel murtida iyo suugaanta. waxaan kuu soo xulnay maansooyin jacayl oo macaan. Haduu jacaylkaada xiiseeyo suugaanta, waxaad u diri kartaa maanso jacayl oo macaan. Waa hab fudud ood qofka ugucabiri karto jacaylkaada. Waa maxay maanso? Maansadu waa nooc kamida suugaanta soomaalida. Waxaana maansada kasii farcama,

Maaraynta Waqtiga – sida ugu fiican ee loo maareeyo better

maaraynta waqtiga

Maad ogtahay hormarka aad gaadhayso. wuxuu la eg-yahay hadba sidaad u qorshayso wakhtigaada iyo sidaad uga faa’ideysato. maaraynta waqtiga ayaa asaas u ah, hormarka aad doonayso inaad gaadho. iyo inaad rumayso hadafka nolosha aad leedahay. Sidaas darteed maqaalkan waxaan kugu baraynaa…. Waktigu waa khayraadka ugu muhiisan eed haysato. Hadaadan si wanaagsan uga faaiideysanin waligaa heer

Gobolada soomaaliya maxaad ka taqaanaa? better for us

baro gobolada soomaaliya

Inaad wax ka taqaanid gobolada dalkaada iyo taariikhdiisa. waa waajibaad saaran qof kasta oo muwaadin ah. Aidu maad taqaanaa tirada gobolada soomaaliya? Maqaalkan waxaan kugu baranaynaa dalkeena inta gobol uu ka kooban yahay sida. Sida ku qorand astuurka dalka Somalia, dalka wuxuu ka kooban yahay 18 gobol. Waana muhiim inuu qofku wax ka barto deegaamada

Dhambaal jaceyl oo soo jiidasho leh – better

dhambaal jaceyl oo xiiso leh

Waxaad in badan garan la’ayd sida jacaylkaada loogu qoro  warqad jaceyl ah, oo waliba xiiso badan. dareenka aad u haysana aad ku muujineyso. Dabcan markuu jaceyl kugu dhaco, waxaad markasta ka fikiraysaa qofkaad jeclaatay. Mana aha wax lala yaabo inuu jaceyl kugu dhaco. iyo inaad lamaanahaada u qorto dhambaal jaceyl oo xiiso badan. Hadaba sidaad

Shuruudaha salaada lagu aqbalo better to know

shuruudaha salaada

Salaadu waxay kamid tahay cibaadooyinka soo jireen ah. ee dhamaan diimaha samaawiga ah oo dhan lagu sheegay. Intaana waajib laga dhigin salaada. wuxuu nabigeena SCW tukan jirey labo rakcadood oo subaxi iyo galabti ah. Hadaba tukashada salaadu waxay leedahay tiirar. iyo shuruudo ay tahay inuu raaco qofka tukanaya. Hadaad raaci waydana salaadaadu waxay noqonaysaa. Mid

Verified by MonsterInsights