fbpx

Subax wanaagsan – erayo romantic ah better for you

Subax wanaagsan – erayo romantic ah

markaad u dirto fariin qofkaad jeceshahay. wuxuu dareemayaa inaad qadarinayso oo uu agtaada ku wayn yahay. Hadaba tus lamaanahaada inuu agtaada ku weyn yahay, oo u dir fariimo jaceyl ah. siiba kuwo subax wanaagsan ah oo soo jiidasho leh. Sidoo kale fariimahan waxaad u diri kartaa qof kasta oo kugu weyn. Sida asxaabtaada, jaceylkaada, iyo

Sheekh mustafe – sheekha ugu saameynta badan soomaalida better

sheekh mustafe

Sheekh mustafe wuxuu kamid yahay culimada waaweyn ee soomaalidu ku faanto. waa sheekh saameyn xoogan ku leh bulshada somalida dhaxdeeda. sheekh mustafe ayaa taariikhdiisa ka sheekeeyay marki ugu horreysay. kulanki labaad ee culimada soomaalida, ee magaalada nairobi ayuuna uga sheekeeyay taariikhda noloshiisa. sidoo kale akhri: erayo naxariis badan. erayo dhiiri galin ah naftaada. Waa kuma

Su’aalo iyo jawaabo – aqoon guud diini iyo maadi ah better

Su'aalo iyo jawaabo - aqoon guud

Maad doonaysa inaad akhriso suaalo qurux badan oo faa’iido leh, oo ku saabsan diini iyo waliba maadi? Hadaad tahay dadka xiiseeya su’aalaha iyo jawaabaha, halkan waa goobtaada. Waxaan kula wadaagayaa su’aalo iyo jawaabo aqoon guud ah, kuwaas ood ka faaidi doontid cilmi iyo aqoon cusub. Dhamaan suaalahan waa kuwo xul ah. Markaad akhrido maqaalkan, waxaad

Habeen wanaagsan – erayo naxariis badan better

erayo jaceyk habeen wanaagsan

Maad rabtaa inaad ku abuurto xiiso aan dhamaad lahayn, qofka aad jeceshahay. Hubaal hadaad u qorto fariimahan hoos ku qoran, aad ayuu kuu xiisayn doonaa. Waa erayo shucuur badan oo habeen wanaagsan ah. oo ku qasbaya inuu kaa fikiro adiga oo kaliya markuu seexanayo.  Xidhiidhada guuleysta waxay u baahan yihiin dadaal iyo danayn. Hadaba lamaanahaada

Dhiiri galin- Erayo dhiirigalin ah naftaada iyo guusha better

dhiiri galin

Dhiirigalintu waa waxa kaliya ee kugu dhaqaajin kara, shaqo aad rabto inaad qabato. Hadaadab dhiiranayn, karti uma yeelanaysid inaad si xamaasadaysan u qabato waxaas. Waxa qofkasta u fududeeyo inuu gaadho hankiisa, waa dhiiri galin. Waa shidaalka uu qofku u isticmaalo xaqiijinta yoolkiisa. Waa maxay dhiiri galin? Waa waxa ugu muhiisan ee qofka gaadhsiiya hadafkiisa. Waxa

Gabay jacayl – waa maxay gabay somali qoraal ah better

gabay jacayl

Gabaygu waa habka ugu cajiibsan ee soomaalidu ku wadaagi jireen. Xogaha, dhacdooyinka, iyo waahaya noloshooda. Wuxuu xambaarsan yahay taariikhda umada somalida. waxaana loo isticmaali jirey, inuu gabay jacayl ama gabay sarbeeb ah. Waa maxay gabay? Gabaygu waa hadal murtiyeed taxan, oo ka kooban baydad isku xidhan. Oo leh qaafiyad iyo miisaan ka dhaxeeya. Gabaygu waxaa

Hadal murti leh oo gaaban – erayo cajiib ah – better

hadal murti leh oo gaaban

Waa muhiim qofkasta inuu akhristo hadal murti leh. oo kobcinaya fahamka noloshiisa. siiba kuwa aan idinla wadaagayno. Waa qormo gaaban oon kugula wadaagayo hadal murti ah oo gaaban. kuwaas oo noloshaada wax badan ka badali kara. Hadal murti leh oo gaaban cumar binu-khadaab hadaladan dhamaan waa xikmadihi laga qoray saxaabigi waynaa, amirul muminiin, cumar binu

Cilmi nafsiga – waxa qofka qalbigiisa kujira better

waa maxay cilmi nafsigu

Sidee ku ogaan kartaa waxa kujira qofka qalbigiisa. Ama sidee u akhrin kartaa xaalada uu ku sugan yahay qofka. Marka ugu horeysa ee qof kulantaan, magaranaysid nooca uu yahay qofkaas. Sida dabeecadihiisa. Qoraalkan waxaan kugula wadagaayaa. cilmi nafsiga aad ku ogaan karto qofkaas marxaladiisa, iyo waxa kujira uurkiisa. Waa maxay cilmi nafsigu? Cilmi nafsigu waa

Sidee loo noqdaa qof furfuran – better for you

Sidee loo noqdaa qof furfuran

Inaad noqoto qof furfuran waa xirfad aad baran karto. Waxaana u sahlan qofka furfuran inuu dadka la-hadlo. Oo uu samaysto asxaab iyo xiriir. Waligaa maad is-waydiisay, sidee loo noqdaa qof furfuran.? Dabcan hadaadan ahayn qof furfuran, su’aashan waad is-waydiisay. Qoraalkan wuxuu kaa caawinayaa, sidaad u noqon lahayd qof furfuran oo bulshaawi ah. Kaasoo dadku agtiisa

Hooyo macaan – u dir fariimo qurux badan better

u dir hooyo macaan erayo qurux badan

Xiriirka ka dhaxeeya hooyo macaan iyo ilmaheeda, waa jaceylka ugu saafisan aduunka. Inaad hoyo macaan siiso hadyad, marka laga soo tago. sidoo kale inaad u muujiso mahadcelin, si ixtiraam leh, waa hab wanaagsan. Hooyo waa waxa ugu qiimaha badan ee dunida korkeeda yaalla. Waxay in badan u rafaadaa farxda ilmaheeda. Waxay u dhafri oo ay

Verified by MonsterInsights